Gabar Guuldaro Jaceyl darteed u qaadatay Go’aan nolosheeda wax ka bedelay ! (Sawirro)

Baraha bulshada dalka Fiitnaam waxaa qabsatay sheekada gabar 19 jir ah oo martay qaliin dhinaca wejiga ah kaddib markii ay muqaalkeeda awgeed ay ku kala hareen jaceylkeedii hore. Nguyen Tuong Vy waxay wararka ugu shidan ku yeelatay cinwaanka hore kaddib kolkii ay baraha bulshada kusoo baahisay sawiro ay sannado kahor iska qaaday kahor intaanay qaliin … Continue reading Gabar Guuldaro Jaceyl darteed u qaadatay Go’aan nolosheeda wax ka bedelay ! (Sawirro)